Sheekadii isteerSample
Bilaatos wuuu isku deyay inuu Ciise sii daayo
Bilaatos wuxuu remeysanyahay In Ciise uusan dambiile ahayn,
laakiin dadkii badnaa ayaa raba in Ciise iskutalaabta lagu qodbo.
Su, aasha 1: Maxaad ugu maleyneysaa Bilaatos inuu si aad ah u doonayey inuu siidaayo Ciise?
Su, aasha 2: Maxaad ugu malaynaysaa inay dad badani doorbidayaan
inay iskutallaabta ku qodbaan Ciise halkii ay isaga u tixgelin lahaayeen
inuu yahay boqorkoodi maanta?
Su, aasha 3: Bilaatos wuxuu qaatay go'aan ku saleysan hami iyo cabsi beddelkii wixii saxan. Taasi Weligaa ma kugu dhacday? Maxaad sameysay si aad u saxdo?
Scripture
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More