YouVersion Logo
Search Icon

Sheekadii isteerSample

Sheekadii isteer

DAY 16 OF 16

Gudigii sare

Ciise wuxuu xertiisii u diray inay injiilka la wadaagaan caalamka.

Su, aasha 1: Sideen u samaynaa xer?

Maxaad sameyneysaa shiqsiyan si aad gacan uga geysato dhameystirka howshaan?

Su, aasha 2: Siyaabahee ayaan u xaqiijin karnaa Gudiga Weyn ee xaaladaha qoyska, shaqada, bulshada, ehelka, iyo asxaabta?

Su, aasha 3: Sidee macquul kuula tahay Inaan fulin karno amarradiisa

si aan u aadno adduunka oo dhan waqtiga nolosheena oo dhan?

Day 15

About this Plan

Sheekadii isteer

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.

More