Sheekadii isteerSample
Ciise Wuxuu Muujiyey Is-hoosaysiin
Ciise wuxuu meyray cagihii xertiisa.
Su, aasha 1: Haddii koox Masiixiyiin ah ay doorteen inay u noolaadaan sidan oo kale,
sideey u saameyn doontaa guurkooda, qoysaskooda, iyo asxaabtooda?
Su, aasha 2: Maxaa ku soo jiitay Ciise mayriddiisi cagihii xertiisa?
Su, aasha 3: Sideed wax barristan u dhaqan gelin kartaa ugu yaraan hal xiriir gurigaaga, shaqadaada, ama kaniisadda toddobaadkan?
Scripture
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More