YouVersion Logo
Search Icon

Sheekadii isteerSample

Sheekadii isteer

DAY 7 OF 16

Ku jees jees Ciise

Dadkii waxay rabeen in Baraabbas la sii daayo bedelkiii Ciise, Bilaatosna Ciise ayuu karbaashay.

Su, aasha 1: Maxaa dhaca marka dadku aqoonsiga ciise qalad u gartaan?

Su, aasha 2: Maxeey ku darreensiineysaa inuu Ciise marray tijaabooyinkan

iyo jir dilka markii uu isticmaali karray awoodiisa baddan inuu baxsado?

Su, aasha 3: Maxaad ugu maleyneysaa inay dadku weli u doorteen inay aqbalaan

dadka dabeecad su, aaleedka Ciise dushiisa?

Day 6Day 8

About this Plan

Sheekadii isteer

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.

More