Sheekadii isteerSample
Dhimashadii Ciise
Ciise wuu dhimanaaya, daaha macbudkuna laba cad ayuu u kala jeexma.
Su, aasha 1: Maxay ahaayeen jawaabaha kaladuwan ee geerida Ciise iskutallaabta dusheeda? Sideey dad kaladuwan maanta u la dhaqmayaan dhimashadiisa?
Sideed uga jawaabtaa dhimashadiisa adigu?
Su, aasha 2: Sideed ugu sharxi laheyd daruuriga geerida Ciise qof aan rumeysneyn?
Su, aasha 3: Sideey dhimashadiisu u saameyneysaa noloshaada iyo qaab nololeedkaaga?
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More