YouVersion Logo
Search Icon

Sheekadii isteerSample

Sheekadii isteer

DAY 15 OF 16

Sarakicidii Ciise

Maryan tii reer Magdala iyo Maryan Waxeey aadeen xabaashii meeshii Ciise lagu aasay, oo malaa'ig ayaa u sheegaysa inuu Ciise kuwii dhintay ka soo sara kacay.

Su, aasha 1: Sidee ayuu sarakicidda ciise u uga duwanyahay tii diintaadi

hore ama aaminaaddaadi?

Su, aasha 2: Haddii aad noolaan lahayd maalintaas, caddeyn noocee ah ayaad u baahnaan laheyd inaad ku qanacdo inuu Ciise kuwii dhintay ka soo sara kacay?

Su, aasha 3: Maxaa kugu kalifay inaad rumeyso ama ka shakidid

in jirka Ciise runtii ​​soo sarakacay?

Day 14Day 16

About this Plan

Sheekadii isteer

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.

More