Sheekadii isteerSample
Aasidii Ciise
Ciise waxaa lagu aasay qabrigii Yuusuf reer Arimataya.
Su, aasha 1: Cabsidaada dadka kale iyo jacaylka aad u qabto Ciise
marmarka qaar ma isku dhacaan?
Su, aasha 2: Yuusuf kii reer Arimataya iyo Nikodemos waxay ahaayeen “xerta qarsoon” ee Ciise. Maxaad ugu malaynaysaa inay ballanqaadyadoodii u qarsadeen?
Taasi ma waxay ahayd wax sharaf leh in la sameeyo?
Goorma ayeey Masiixiyiintu ogolaan waayaan in la ogaado balqaadkooda iyo sababta?
Su, aasha 3: In kasta oo guuldarooyinkii hore iyo cabsidii, maxaad u maleyneysaa inaad sameyn karto si aad u muujiso jaceylkaaga Ciise?
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More