YouVersion Logo
Search Icon

Sheekadii isteerSample

Sheekadii isteer

DAY 10 OF 16

Iskutalaabiddii Ciise

Ciise ayaa iskutallaabta Golgota lagu musmaaray.

Su, aasha 1: Erayadii ugu horreeyay Ciise ee iskutallaabta dusheeda

wuxuu diiradda saarey cafiska kuwa silcinaaya. Ka warran haddii tany,

ay na bareyso saan ula dhaqmi laheyn kuwa na silciya?

Su, aasha 2: Sideed ugu macnayn laheyd daruuriga iskutallaabta lagu qodbay Ciise

qof muujiyay xiisaha uu u qabo fahamka?

Su, aasha 3: Askartu aad waxeey u danaynayeen waxyaalaha Ciise halkii Ciise naftiisa. Sideey dadku maanta u muujiyaan dabeecad la mid ah maanta?

Day 9Day 11

About this Plan

Sheekadii isteer

Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.

More