Sheekadii isteerSample
Ciise waa la weday
Ciise iyo laba kale oo dambiilayaal ah ayaa loo waday in la dilo.
Su, aasha 1: Haddii aad ahaan lahayd Simoon reer Kuranaya, fikirkee maskaxdaada dhex gooxi lahaay intaad caawinineyso Ciise qaadista iskutilaabta?
Su, aasha 2: Haddii aad ka mid ahaan lahayd dadkii badnaa
oo daawanayay Ciise socdaalkiisii dhimashada, maxay jawaab celintaadu ahaan laheyd?
Su, aasha 3: Maxaad ugu maleyneysaa in dad badan Ciise u arkayeen in badan sida nuuca dambiilaha manta beddelkii inuu yahay boqorkii?
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More