Sheekadii isteerSample
Ciise oo iskutalaabta saran
Intuu iskutallaabta ku qodbanaay Ciise ayaa lagu jeesjeesay,
oo mid dambiilayaasha ah ayaa la hadlaya Ciise.
Su, aasha 1: Goormuu macnaha dhabta ah ee dhimashada Ciise
bilaabmay inuu dareen kuu yeesho?
Su, aasha 2: Waa maxay runta aad ka heshay hadaladii wadaadka sare,
"Wuxuu badbaadiyey kuwa kale, laakiin ma badbaadin karo naftiisa?"
Su, aasha 3: Xerta kaliya ee iskutallaabta lagu qodbay wuxuu ahaa Yooxanaa.
Kuwa kale naftooda ayey u carareen.
Xageed u maleyneysaa inaad joogi laheyd maalintaas dhimashada leh iyo sababta?
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More