Sheekadii isteerSample
Ciise oo Bilaatos hor jooga
Ciise waxaa su, aalay Bilaatos.
Su, aasha 1: Maxeey aqoonsiga Ciise ay u stahay suu, aal dhex taala masiixiyiinta?
Su, aasha 2: Tan iyo markii Ciise uu si cad u sheegay in Boqortooyadiisu
aysan ahayn tan dunidan, sideed ku tilmaami lahayd waxa Boqortooyadiisu tahay?
Su, aasha 3: Bilaatos wuxuu weyddiiyey, "Waa maxay runtu?"
Sideey dad badani uga jawaabeen su’aashan? Sideed uga jawaabtaa?
Scripture
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More