Sheekadii isteerSample
Xukummidii Ciise waa bilaabatay
Ciise waxaa su, aalay hugaamiyaashii Yuhuuda.
Su, aasha 1: Sideed u go, aansataa goorta aad ka aamusayso caqiidadaada
iyo goorta aad kahadleyso?
Su, aasha 2: Maxaad u maleyneysaa sababta uu Butros fogaanta uga raacey sideen
marmarka qaar u sammeynaa sidaas oo kale marka ay timmaado raacista Ciise?
Su, aasha 3: Casharadee ayaan ka barran karnaa Ciise
ku saabsan wax ka qabadka caddaal darida gacanta Ilaaha sarre hoostiisa?
Scripture
About this Plan
Ku qodbiddi isku talaabta iyo sarre kicidda Ciise waxa lagu tilmaamay afarta Injiil. Isteer tan, aqri waxa ku saabsan ugu dul qaadashada Ciise khiyaanada, silica, iyo duli nimada isku talaabta dusheed inta uusan u bedelin aduunka jidka rejada isaga oo ku bixinaaya sarre kicidiisi. fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
More