1
Falimaha 6:3-4
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Sidaa darteed walaalayaalow, iska dhex doorta toddoba nin oo sharaf iyo xigmad leh oo uu Ruuxa Illaahey ka buuxo. Waxaan masuul uga dhigeynaa arimahan. Anaguna waa inaan waqtigeena ku qaadanaa duceysi iyo faafinta ereyga Illaah.”
ತಾಳೆಮಾಡಿ
Falimaha 6:3-4 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ
2
Falimaha 6:7
Markaas ayaa ereygii Illaah faafay. Dad badan oo Yeruusaalem joogayna waxey noqdeen xerta Sayid Ciise, kuwa tira badan oo wadaaddo ahaana waxey rumeysteen Ciise.
Falimaha 6:7 ಅನ್ವೇಷಿಸಿ
ಮುಖಪುಟ
ಬೈಬಲ್
ಯೋಜನೆಗಳು
ವೀಡಿಯೊಗಳು