Falimaha 6:3-4
Falimaha 6:3-4 EI
Sidaa darteed walaalayaalow, iska dhex doorta toddoba nin oo sharaf iyo xigmad leh oo uu Ruuxa Illaahey ka buuxo. Waxaan masuul uga dhigeynaa arimahan. Anaguna waa inaan waqtigeena ku qaadanaa duceysi iyo faafinta ereyga Illaah.”