Luukos 7:47-48
Luukos 7:47-48 EI
Marka waxaan ku leeyahay, dembiyaasheeda badan waa laga cafiyay, waayo jaceyl weyn ayey i tustay. Laakiin qofka wax yar laga cafiyay wuxuu jeclaadaa in yar.” Ciise naagtii ayuu ku yiri, “Dembiyadaadu wey cafisan yihiin.”