Логотип YouVersion
БиблияПланыВидео
Скачать приложение
Выбор языка
Иконка поиска

Известные библейские стихи из Matayos 1

1

Matayos 1:21

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waxey dhali doontaa wiil, waxaadna u bixin doontaa Ciise, waayo wuxuu dadkiisa ka badbaadin doonaa dembiyadooda.”

Сравнить

Изучить Matayos 1:21

2

Matayos 1:23

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“Gabar bikro ah ayaa uureysan doonta waxeyna dhali doontaa wiil, waxeyna ugu yeeri doonaan Cimmaanuu’eel” (oo macnihiisu yahay “Illaah ayaa na la jira”).

Сравнить

Изучить Matayos 1:23

3

Matayos 1:20

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Isaga oo arintaas ku fikiraya ayaa malag xagga Rabbiga ka yimid riyo ugu muuqday oo ku yiri, “Yuusuf ina Daa’uudow, ha ka cabsan inaad Maryan gurigaaga geysato, waayo uurka ey leedahay wuxuu ka yimid Ruuxa Quduuska ah.

Сравнить

Изучить Matayos 1:20

4

Matayos 1:18-19

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Sidan ayey dhalashadii Ciise Masiix ahayd. Hooyadiis Maryan waxey u doonaneyd Yuusuf, laakiin inteysan is guursan ka hor ayey Ruuxa Quduuska ah ka uuraysatay. Yuusuf wuxuu ahaa nin xaq ah oo daacad u ah Sharciga Muuse, laakiin ma uusan rabin inuu dadka hortooda ku ceebeeyo, sidaa darteed wuxuu rabay inuu si qarsoon u furo.

Сравнить

Изучить Matayos 1:18-19

Бесплатные планы чтения и наставления по теме Matayos 1

Предыдущая глава
Следующая глава
YouVersion

Поощряем и призываем вас искать близких отношений с Богом каждый день.

Служение

О нас

Вакансии

Стать волонтёром

Блог

Уголок прессы

Полезные ссылки

Помощь

Сделать пожертвование

Переводы Библии

Аудио-Библии

Языки текста Библии

Стих дня


Цифровое служение

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

Политика конфиденциальностиУсловия
Программа раскрытия уязвимостей
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

Главная

Библия

Планы

Видео