1
LUUKOS 19:10
KITAABKA QUDUUSKA AH
Waayo, Wiilka Aadanahu wuxuu u yimid inuu kii hallaabay doondoono oo badbaadiyo.
താരതമ്യം
LUUKOS 19:10 പര്യവേക്ഷണം ചെയ്യുക
2
LUUKOS 19:38
iyagoo leh, Waxaa barakaysan Boqorka Rabbiga magiciisa ku imanaya. Nabadi jannada ha ku jirto, ammaantuna meelaha ugu sarreeya.
LUUKOS 19:38 പര്യവേക്ഷണം ചെയ്യുക
3
LUUKOS 19:9
Ciise wuxuu ku yidhi, Maanta badbaadinta ayaa gurigan timid, waayo, isaguna waa ina Ibraahim.
LUUKOS 19:9 പര്യവേക്ഷണം ചെയ്യുക
4
LUUKOS 19:5-6
Ciise goortuu meeshii yimid, ayuu kor u eegay, oo wuxuu ku yidhi, Sakhayosow, dhaqso u soo deg, waayo, maanta waa inaan gurigaaga joogo. Dhaqso ayuu u soo degay, oo farxad ayuu ku soo dhoweeyey.
LUUKOS 19:5-6 പര്യവേക്ഷണം ചെയ്യുക
5
LUUKOS 19:8
Sakhayos waa istaagay oo Rabbiga ku yidhi, Bal eeg, Sayidow, maalkayga badhkiisa ayaan masaakiinta siinayaa, oo haddii aan nin wax ka dulmay, waxaan u celinayaa afar laab.
LUUKOS 19:8 പര്യവേക്ഷണം ചെയ്യുക
6
LUUKOS 19:39-40
Farrisiintii qaarkood oo dadkii badnaa ku dhex jiray ayaa ku yidhi, Macallimow, xertaada canaano. Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Waxaan idinku leeyahay, Kuwani hadday aamusaan, dhagaxyada ayaa qaylin doona.
LUUKOS 19:39-40 പര്യവേക്ഷണം ചെയ്യുക
ആദ്യത്തെ സ്ക്രീൻ
വേദപുസ്തകം
പദ്ധതികൾ
വീഡിയോകൾ