Matayos 22:37-39
Matayos 22:37-39 EI
Ciise ayaa ugu jawaabay, “ ‘Waa inaad Rabbiga Illaahaaga ah ka jeclaataa naftaada iyo qalbigaaga iyo caqligaaga oo dhan.’ Kani waa amarka ugu horeeya oo ugu weyn. Kan labaadna wuu u egyahay, ‘Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida aad adigu isku jeceshahay.’