1
Matayos 14:30-31
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Laakiin markii uu dabayshii arkay ayuu cabsaday, wuxuuna bilaabay inuu quuso markaas ayuu ku qayliyay, “Sayidow, i badbaadi!” Isla markiiba Ciise intuu gacantiisa soo fidiyay ayuu qabtay wuxuuna ku yiri, “Iimaan yare yahow, maxaad u shakiday?”
Mampitaha
Mikaroka Matayos 14:30-31
2
Matayos 14:30
Laakiin markii uu dabayshii arkay ayuu cabsaday, wuxuuna bilaabay inuu quuso markaas ayuu ku qayliyay, “Sayidow, i badbaadi!”
Mikaroka Matayos 14:30
3
Matayos 14:27
Laakiin Ciise ayaa isla markiiba ku yiri, “Ha welwelina! Waa anigee. Ha cabsanina.”
Mikaroka Matayos 14:27
4
Matayos 14:28-29
Markaas ayaa Butros u jawaabay oo ku yiri, “Sayidow, haddaad adiga tahay igu amar inaan kuugu imaado biyaha korkooda.” Ciise ayaa ku yiri, “Kaalay.” Kadib Butros doontii ayuu ka dagtay, biyihii ayuuna ku dul socday wuxuuna aaday dhinicii Ciise.
Mikaroka Matayos 14:28-29
5
Matayos 14:33
Kadibna kuwii doonta saarnaa ayaa Ciise u sujuuday iyagoo leh, “Runtii waxaad tahay Wiilka Illaahey.”
Mikaroka Matayos 14:33
6
Matayos 14:16-17
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Uma baahna iney tagaan. Idinku siiya waxey cunaan.” Xertii ayaa ku jawaabeen, “Waxaan halkan ku haynaa oo kaliya shan kibis iyo laba kalluun.”
Mikaroka Matayos 14:16-17
7
Matayos 14:18-19
Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Halkan iigu keena.” Wuxuuna dadkii u sheegay iney cawska fariistaan. Ciise intuu shantii kibis iyo labadii kalluun kor u qaaday oo uu cirka fiiriyay, ayuu Illaahey u mahadceliyay wuxuuna kala googooyay kibistii. Kadibna wuxuu u dhiibay xertii, xertiina waxey sii siiyeen dadkii.
Mikaroka Matayos 14:18-19
8
Matayos 14:20
Dadkii oo dhan wey cuneen weyna dhargeen, xertiina waxey soo ururiyeen laba iyo toban dambiil oo jabab kibis ah ka buuxaan.
Mikaroka Matayos 14:20
Fidirana
Baiboly
Planina
Horonan-tsary