1
LUUKOS 16:10
KITAABKA QUDUUSKA AH
Kan waxa u yar aamin ku ah, ayaa weliba wax badan aamin ku ah. Kan waxa u yar ku xaqdaran, ayaa waxa badanna ku xaqdaran.
Lee anya n'etiti ihe abụọ
Nyochaa LUUKOS 16:10
2
LUUKOS 16:13
Midiidinna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada shaqayn kartaan Ilaah iyo maal.
Nyochaa LUUKOS 16:13
3
LUUKOS 16:11-12
Haddii aydnaan maalka xaqdaran aamin ku ahayn, waxa run ah yaa idinku aaminaya? Haddii aydnaan wixii qof kale leeyahay aamin ku ahayn, yaa idin siinaya wixiinna?
Nyochaa LUUKOS 16:11-12
4
LUUKOS 16:31
Wuxuuse ku yidhi, Haddii ay maqli waayaan Muuse iyo nebiyada, in kastoo qof kuwii dhintay ka soo sara kaco, la oggolaysiin kari maayo inay rumaystaan.
Nyochaa LUUKOS 16:31
5
LUUKOS 16:18
Mid walba oo naagtiisa fura oo mid kale guursadaa wuu sinaystaa, oo kii guursadaa mid nin laga furay wuu sinaystaa.
Nyochaa LUUKOS 16:18
Ulo
Akwụkwọ Nsọ
Atụmatụ
Vidiyo