1
LUUKOS 15:20
KITAABKA QUDUUSKA AH
Markaasuu kacay, oo wuxuu u yimid aabbihii, laakiin intuu weli ka fogaa ayaa aabbihiis arkay, waana u naxariistay, oo ku soo orday oo qoortuu iskaga duubay, oo dhunkaday.
Lee anya n'etiti ihe abụọ
Nyochaa LUUKOS 15:20
2
LUUKOS 15:24
waayo, wiilkaygan wuu dhintay, wuuna soo noolaaday; wuu lumay, waana la helay. Markaasay bilaabeen inay farxaan.
Nyochaa LUUKOS 15:24
3
LUUKOS 15:7
Waxaan idinku leeyahay, Sidaas oo kale, farxad ayaa jannada kaga jiri doonta dembile toobad keena in ka badan sagaal iyo sagaashan xaq ah oo aan toobadkeen u baahnayn.
Nyochaa LUUKOS 15:7
4
LUUKOS 15:18
Waan kici oo aan aabbahay u tegi, oo waxaan ku odhan, Aabbow, waxaan ku dembaabay jannada iyo hortaadaba.
Nyochaa LUUKOS 15:18
5
LUUKOS 15:21
Markaasaa wiilkii ku yidhi, Aabbow, waxaan ku dembaabay jannada iyo hortaadaba; kol dambe ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga.
Nyochaa LUUKOS 15:21
6
LUUKOS 15:4
Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, oo middood ka hallowday, aan sagaal iyo sagaashanka cidlada kaga tegin, oo aan tii hallowday ka daba tegin, ilaa uu soo helo?
Nyochaa LUUKOS 15:4
Ulo
Akwụkwọ Nsọ
Atụmatụ
Vidiyo