1
FALIMAHA RASUULLADA 6:3-4
KITAABKA QUDUUSKA AH
Haddaba, walaalayaalow, waxaad dhexdiinna ka xushaan toddoba nin oo sharaf leh, oo ay ka buuxaan Ruuxa iyo xigmaddu, oo aynu u dooranno shuqulkan. Annaguse waxaannu ku sii adkaysan doonnaa tukasho iyo shuqulka ereyga.
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 6:3-4
2
FALIMAHA RASUULLADA 6:7
Markaasaa ereygii Ilaah faafay, tiradii xertiina Yeruusaalem aad ugu badatay, oo tiro badan oo wadaaddo ahina iimaankay yeeleen.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 6:7
Kezdőoldal
Biblia
Tervek
Videók