1
FALIMAHA RASUULLADA 7:59-60
KITAABKA QUDUUSKA AH
Markaasay dhagxiyeen Istefanos oo Rabbiga baryaya oo ku leh, Rabbi Ciisow, ruuxayga qaado. Markaasuu jilba joogsaday oo cod weyn ku qayliyey oo ku yidhi, Rabbiyow, dembigan dushooda ha ka dhigin. Oo markuu sidaas yidhi, ayuu dhintay.
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 7:59-60
2
FALIMAHA RASUULLADA 7:49
Samadu waa carshigayga, Dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto, Rabbigu wuxuu leeyahay, Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Ama maxay tahay meeshaan ku nastaa?
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 7:49
3
FALIMAHA RASUULLADA 7:57-58
Laakiin markaasay cod weyn ku qayliyeen oo dhegaha furaysteen, oo iyagoo isku wada qalbi ah ku yaaceen isagii. Markaasay intay magaalada ka soo saareen dhagxiyeen; kuwii maragga ahaana dharkoodii waxay ag dhigteen nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Sawlos.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 7:57-58
Kezdőoldal
Biblia
Tervek
Videók