FALIMAHA RASUULLADA 6:3-4

FALIMAHA RASUULLADA 6:3-4 SOMBIBLE

Haddaba, walaalayaalow, waxaad dhexdiinna ka xushaan toddoba nin oo sharaf leh, oo ay ka buuxaan Ruuxa iyo xigmaddu, oo aynu u dooranno shuqulkan. Annaguse waxaannu ku sii adkaysan doonnaa tukasho iyo shuqulka ereyga.