Markos 4:26-27
Markos 4:26-27 EI
Sidoo kale Ciise wuxuu yiri, “Boqortooyada Illaahey waa sida nin abuur dhulka ku daadshay. Beeraleydu habeenkii wey seexdaan subixiina wey soo kacaan, laakiin abuurkii wuu baxaa wuuna weynaadaa iyagoo aan garaneynin sida ey ku dhacday.