1
Markos 16:15
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Ciise wuxuu iyaga ku yiri, “Dunida oo dhan taga oo warka wanaagsan kusoo wacdiya quruumaha oo dhan.
Compare
Explore Markos 16:15
2
Markos 16:17-18
Calaamadahaan waxey la jiri doonaan kuwa rumeysan. Magaceyga ayey ku bixin doonaan ruuxyada wasakhda leh, afaf cusubna wey ku hadli doonaan. Masas ayey gacmahooda ku qaadi doonaan, oo waxey cabi doonaan sun waxna ma yeeli doonto. Gacmahoodey kuwa xanuunsan saari doonaan oo weyna bogsan doonaan.”
Explore Markos 16:17-18
3
Markos 16:16
Mid walboo i aamina oona la baabtiiso wuu badbaadi doonaa. Laakiin mid walboo i rumeysan waayana waa la xukumi doonaa.
Explore Markos 16:16
4
Markos 16:20
Xertiisana wey tageen oo waxey ka wacdiyeen meel walba, Illaaheyna wuu ka dhex shaqeeyay oo mucjisooyinkii ey sameeyeenna waxey cadeeyeen in fariintey wadaan ey run tahay.]
Explore Markos 16:20
5
Markos 16:6
Markaas ayaa ninkii iyaga ku yiri, “Ha cabsanina.” Ma waxaad raadineysaan Ciisihii reer Naasared, kii iskutallaabta lagu qodbay. Wuu sarakacay! Halkan ma joogo, bal fiiriya meeshii jirkiisa la dhigay.
Explore Markos 16:6
6
Markos 16:4-5
Laakiin markey dhinaca qabriga fiiriyeen ayey arkeen dhagixii aadka u weynaa oo laga leexiyay meeshii. Goortii ey xabaashii dhagaxa laga sameeyay galeen ayey arkeen nin dhar cad qaba oo fadhiya dhinaca midigta ah. Dumarkii aad ayey iskugu naxeen.
Explore Markos 16:4-5
Home
Bible
Plans
Videos