YouVersion Logo
Search Icon

Markos 16:17-18

Markos 16:17-18 EI

Calaamadahaan waxey la jiri doonaan kuwa rumeysan. Magaceyga ayey ku bixin doonaan ruuxyada wasakhda leh, afaf cusubna wey ku hadli doonaan. Masas ayey gacmahooda ku qaadi doonaan, oo waxey cabi doonaan sun waxna ma yeeli doonto. Gacmahoodey kuwa xanuunsan saari doonaan oo weyna bogsan doonaan.”