1
Markos 15:34
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Markii sagaal saac oo galabnimo la joogay ayaa Ciise cod dheer ku yiri, “Eloy, Eloy, lama sabakhtani?” (Taas oo macnaheedu yahay, “Illaaheyow, Illaaheyow, maxaad ii deyrisay?”)
Compare
Explore Markos 15:34
2
Markos 15:39
Boqol u taliyihii Ciise hor taagnaa ayaa markii uu arkay inuu dhintay yiri, “Xaqiiqdii ninkan wuxuu ahaa Wiilka Illaahey!”
Explore Markos 15:39
3
Markos 15:38
Daahii macbadkana laba meel ayuu u kala jeexmay kor ayuu kasoo bilowday illaa hoos.
Explore Markos 15:38
4
Markos 15:37
Ciise wuu qayliyay kadibna wuu dhintay.
Explore Markos 15:37
5
Markos 15:33
Duhurkii markii la joogay mugdi ayaa qariyay dhulka oo dhan illaa saddexdii duhurnimo.
Explore Markos 15:33
6
Markos 15:15
Bilaatos oo dadkii ka farxin rabey ayaa Baraabbas iyaga u soo daayay. Wuxuuna amray iney Ciise garaacaan oo ey iskutallaabta ku qodbaan.
Explore Markos 15:15
Home
Bible
Plans
Videos