1
Markos 10:45
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Waayo Wiilka Aadanahu uma imaan in loo adeego, laakiin inuu adeego, iyo inuu naftiisa u huro si uu kuwo badan u badbaadiyo.”
Compare
Explore Markos 10:45
2
Markos 10:27
Ciise ayaa intuu iyaga fiiriyay ku yiri, “Binu aadanka agtooda arintan macquul kama aha, laakiin Illaahey xaggiisa wax walba suurtogal ayey ka yihiin.”
Explore Markos 10:27
3
Markos 10:52
Markaas ayaa Ciise ku yiri ninkii, “Iimaankaaga ayaa ku bogsiiyay.” Isla markiiba waxbuu arkay oo Ciise raacay.
Explore Markos 10:52
4
Markos 10:9
Haddaba laba ma kala aha, laakiin waxey isku yihiin hal jir. Sidaa darteed wax uu Illaahey hal ka dhigay qofna yuusan kala saarin.”
Explore Markos 10:9
5
Markos 10:21
Ciise intuu ninkii fiiriyay ayuu jeclaaday oo ku yiri, “Hal wax ayaa kaa maqan, bax oo wax walboo aad haysatid iibi oo lacagtana sii masaakiinta, waxaadna hanti ku lahaan doontaa jannada. Kadib kaalay oo isoo raac.”
Explore Markos 10:21
6
Markos 10:51
Ciisana wuxuu ninkii weydiiyay, “Maxaad rabtaa inaan kuu sameeyo?” Wuxuu ku jawaabay, “Macalinow, waxaan doonayaa inaan wax arko.”
Explore Markos 10:51
7
Markos 10:43
Laakiin idinku sidaas ha u dhaqmina. Qofkii raba inuu madax noqdo waa inuu dadka u adeego
Explore Markos 10:43
8
Markos 10:15
Runtii waxaan idin ku leeyahay, qofkii aan boqortooyada Illaah u aqbalin sida cunug yar oo kale ma gali doono.”
Explore Markos 10:15
9
Markos 10:31
Laakiin kuwo badan oo sareeya wey hooseyn doonaan kuwo hooseeyana wey sareeyn doonaan.”
Explore Markos 10:31
10
Markos 10:6-8
laakiin bilowgii abuurka Illaahey wuxuu sameeyay nin iyo naag. Sababtaas darteed ninku wuxuu ka tagi doonaa aabihiis iyo hooyadiis wuxuuna la midoobi doonaa xaaskiisa, labadooduna waxey noqon doonaan hal jir.
Explore Markos 10:6-8
Home
Bible
Plans
Videos