1
Markos 11:24
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Sidaa darteed waxaan idin leeyahay, wax walboo aad salaadda ku baridaan aamina inaad hesheen waadna heli doontaan.
Compare
Explore Markos 11:24
2
Markos 11:23
Waayo runtii waxaan idin ku leeyahay mid walboo ku dhaha buurtan ‘Tag oo badda isku tuur,’ oo aanan qalbigiisa kaga shakinin laakiin aamina in waxyaalihii uu dhahay ey dhici doonaan wey u ahaanaysaa.
Explore Markos 11:23
3
Markos 11:25
Goorta aad duceysaneysaanna waa inaad u cafisaan waxyaalaha kuwa kale idin ku sameeyeen, si Aabihiinna jannada ku jiro u cafiyo dembiyadiina.” [
Explore Markos 11:25
4
Markos 11:22
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Illaahey rumeysta.
Explore Markos 11:22
5
Markos 11:17
Goortii uu dadka wax barayay ayuu iyagii ku yiri, “Qoraalku wuxuu leeyahay, ‘Gurigeyga waxaa loogu yeeri doonaa meel quruumaha oo dhan ey yimaadaan oo ku duceystaan.’ Laakiin waxaad ka dhigteen xerada tuugada.”
Explore Markos 11:17
6
Markos 11:9
Kuwii ka horeeyay iyo kuwii kale ee ka dambeeyay ayaa ku qaylinayay, “Hoosanna!” “Waxaa barakeysan kan ku imaanaya magaca Rabbiga!”
Explore Markos 11:9
7
Markos 11:10
“Waxaa barakeysan boqortooyada imaaneysa ee aabaheena Daa’uud.” “Hoosanna haku ahaato meesha ugu sareeysa!”
Explore Markos 11:10
Home
Bible
Plans
Videos