1
Matayos 23:11
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Kan idin kugu weyn ha ahaado adeegihiina.
Compare
Explore Matayos 23:11
2
Matayos 23:12
Waayo kuwa is sareysiiya waa la hooseysiin doonaa, kuwa is hooseysiiyana waa la sareysiin doonaa.
Explore Matayos 23:12
3
Matayos 23:23
“Hoog ayaa idin sugaya, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Toban meelood meel ayaad Illaahey ka siisaan dhirta beertiina kasoo baxda oo kala ah reexaan, kabsar iyo hayl. Laakiin waxaad ka tagteen waxyaalo ka muhiimsan oo sharciga ku qoran sida cadaalad, naxariis iyo aaminnimo. Waxey ahayd inaad waxyaalahaas sameysaan idinka oo aan kuwa kale ka tagin.
Explore Matayos 23:23
4
Matayos 23:25
“Hoog ha idiin sugnaado, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Banaanka ayaad koobka iyo baaquliga ka nadiifisaan, laakiin gudaha waxaa ka buuxa hunguri weyni iyo dulmi.
Explore Matayos 23:25
5
Matayos 23:37
“Yeruusaalemey, Yeruusaalemey, tan disha nebiyadaay oo dhagaxeysa kuwa loo soo diray, intee ayaan sugayay inaan isku keeno caruurtaada, sida ey digaagadu iskugu keento jiijiilayaasheeda baalasheeda hoostooda, adiguna ma aadan rabin.
Explore Matayos 23:37
6
Matayos 23:28
Sidaas si la mida, idinku dusha waxaad uga egtihiin dad xaq ah, laakiin gudihiina waxaa ka buuxa labawejiilenimo iyo shar.
Explore Matayos 23:28
Home
Bible
Plans
Videos