1
Falimaha 7:59-60
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Markey dhagaxaynayeen, Istefanos ayaa ku duceystay, “Sayid Ciisow, qaado ruuxdeyda.” Kadib ayuu jilba jabsaday oo uu ku dhawaaqay, “Sayidow, dembigaan ha u qabsanin iyaga.” Markii uu sidaas yiri ayuu dhintay.
Compare
Explore Falimaha 7:59-60
2
Falimaha 7:49
“ ‘Jannadu waa carshigeyga, dhulkuna waa meesha aan cagaha saarto. Guri noocee ah ayaad ii dhisi doontaan? Ayuu yiri Rabbigu. Ama xaggee ayey noqon doontaa meesha aan ku nasto?
Explore Falimaha 7:49
3
Falimaha 7:57-58
Markaas ayey dhagahooda dabooleen, iyagoo cod dheer ku qaylinaya, kuligoodna xaggiisey kusoo ordeen, wey jiideen oo magaaladii ayey ka saareen waxa eyna bilaabeen iney dhagaxeeyaan. Qaar ka mid ah kuwii marqaatiyaasha ayaa jaakadahoodii ag dhigay cagaha wiil dhalinyaro ah oo Sawlos la dhaho.
Explore Falimaha 7:57-58
Home
Bible
Plans
Videos