Ruuxa ayaa Filibos ku yiri, “Aad dhanka gaari faraska oo ag joog.”
Kadib Filibos ayaa tagay dhankii gaari faraska wuxuuna maqlay ninkii oo akhrinaya kitaabkii nebi Isayos. Markaas ayuu Filibos weydiiyay, “Ma fahmaysaa waxaad akhrinaysid?”
Wuxuuna ugu jawaabay, “Sidee ayaan u fahmi karaa, illaa uu qof ii sharaxo?” Markaas ayuu ka codsaday Filibos inuu gaari faraska la soo fuulo oo uu la fariisto.