Maalin isaga oo wax la cunaya xertiisi ayuu ku yiri, “Ha ka tagina Yeruusaalem, balse suga hadiyada uu Aabaha idin siinayo, taas oo aan idiin sheegay inuu ballan qaaday. Yooxanaa wuxuu wax ku baabtiisi jiray biyo, laakiin maalma yar kadib waxaa la idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.”