Falimaha 1:10-11
Falimaha 1:10-11 EI
Iyagoo aad ufiirinaya samada intuu Ciise sii socday, ayaa waxaa agtooda ka muuqday laba nin oo dhar cadcad xiran. Waxeyna ku yiraahdeen, “Nimankii reer Galiliyow maxaad halkan u taagan tihiin oo cirka u fiirineysaan? Ciise samada ayaa loo qaaday. Laakiin wuxuu u soo laaban doonaa si la mid ah sida aad u aragteen isaga oo samada aadaya.”