YouVersion 標誌
搜尋圖標

Marko 4

4
1Waẖu bilabey hadana inu kubaro bada agtedha. Waẖa usoaruren makhlugh badan, tan iyo asaga waẖu fuley doni, waẖu faristey bada; makhlughi oḋan waẖay jogen bada agtedha ḋulka korkisa. 2Waẖu kubarey waẖ badan mahmah, waẖu kuyiri barid disa ḋaẖdedha: 3Maghla! Nin ber abura waẖu ukae̱y inu soaburo. 4Gortu aburayey, ghar waẖay kuḋae̱n jidka, shimbira imaden ou̱nen. 5Gharna waẖay kuḋae̱n mel ḋagaẖ leh, oanleheyn ḋoba badan, markiba way sobaẖen: sababti ḋobada kuyared. 6Kolkey ghoraẖda sobaẖdey way gubten, sababti ẖidida laan bey uengegen. 7Gharna waẖay kuḋae̱n ghodaẖda ḋaẖdedha, ghodaẖdina way weynatey oya̱ririsey, yeyan ḋalin mira. 8Gharna waẖay kuḋae̱n ḋoba wanagsan, waẖay ḋalen mira, way beẖen oykorden, way ḋalen, ghar Sodon gharna leẖdan gharna boghol. 9Waẖu kuhadley: Ninki ḋega lugumaghlo leh, ha maghlo.
10Kolku aha keligis, kuwi lajogen iyo laba iyo tobanki waẖay warsaden ma̱nahi mahmah dan. 11Waẖu kuyiri: Idinka laidinsiyey inad garatan gharsodigi suldanimadi Ilahey, ilowse kuwa bananka ah kuli waẖay uguimanayan mahmah, 12hadey firiyan, ha arkene yeyan garanin; hadey maghlayan, ha maghlane yeyan garanina, yeyan tobad kenin, ha laa̱fiye dembi godha. 13Waẖu kuyiri: Sow makaseysan mahmahda tan? Mahmahdo ḋan sidee bad ugaraneysan? 14Ber aburka waẖu abura hadal. 15Wana kuwan kuwa jidka yalin ohadalka luguaburo, kolkey maghlan, markiba waẖa imanaya sheydan, okaghada hadalki luguaburey ghalbi godha. 16Wa lamid kuwi luguaburey mel ḋagaẖ leh, kolkey maghlan hadalka, marko waẖay kuaghbalan furaẖad, 17kumana eylaha ẖidida ghalbi godha, ilowse waẖay faḋiyan a̱bar, kaba̱di, kolkey noghoto ḋib ama eris hadalka dara disa, marko way neba̱dan. 18Wana kuwan kuwa luguaburey ghodaẖda, omaghlayan hadalka, 19iyo shughulki duniyeda iyo sirti malka iyo damai̱ waẖ kale wa galan oye̱jiyan hadalki, mira ma biẖiyan. 20Wana kuwan kuwa luguaburey ḋobada fia̱n; omaghlan hadalka oaghbalan, obiẖiyan mira, mid sodon, midna leẖdan iyo midna boghol.
21Waẖu kuḋehey: Ma waẖa lokeney musbaẖda in lageliyo dambisha hostedha ama sarirta hostedha? Sow lamasaro miska korkisa? 22Sababti majiro waẖ gharsomey, hase laarke, mana gharsomin waẖ, hase dahirante. 23Ghofki ḋega waẖ lugumaghlo leh, ha maghlo.
24Waẖu kuyiri: Firiya waẖad maghashan; begidi ad begtan ya laidinkubegaya, idinka maghlaysan wa laidin kordin. 25Sababti ninki ẖola leh wa lasinaya, kan haysanina kuwu haystana wa lagaghadi.
26Waẖu yiri: Sidan way suldanimadi Ilahey, sidu ninko uguaburayo abur ḋulka. 27Asagana wa seẖda, wa kaa̱ haben iyo malin, aburtana way baẖda, oyweynata, sidusan oghonin asaga. 28Sababti ḋulka keli gisa ḋala mira: horta ḋeli, kaba̱di sabul, kaba̱di saren adag sabulka korkisa. 29Kolkey miraha bisladan, marko waẖu geya mindi, sababti bershafid bey gartey.
30Waẖu yiri: Maẖan kalamid ḋigna suldanimadi Ilahey? Ama mahmah sidee ban kalamid ḋigna? 31Wa sidi ininti hardal, kolki luguaburo ḋulka, wa kayartahay ininaha oḋan oduniyeda kuyalin, 32ilowse kolki laaburo, way weynata, way kadarnata khodarta oḋan, waẖay biẖisa lama waweyn, tan iyo shimbirahi nea̱wda way kusodegi karan hos kodha hos tisa.
33Waẖu kulahadley hadalka mahmah badan, onamnada tan ah intey maghli karen. 34Mahmah laana kulamaasan hadlin, kuli waẖu ugutafsirey asaẖab tisa mel faragha ah.
35Berigas kolkey eheyd makhrib, waẖu kuyiri: An ugudubno gedigas. 36Waẖay ladardarmen makhlughi, waẖay kughaden donida sidu aha. 37Doniya kale ba lajiren. Waẖa timid darbad weyno dabel leh, hirarka waẖay kuḋeḋee̱n donida, tan iyo waẖa kabuẖsantey biya. 38Asagana waẖu kujirey sadaẖa, okuhurdey barkima. Way kei̱yen, waẖay kuḋehen: Maa̱lin ma isugu kamidba, hadan ḋuno? 39Watosey, waẖu a̱nantey dabesha, waẖu kuyiri bada: Amus oẖasil. Dabeshi way ḋamatey, waẖey noghotey shwar weyn. 40Waẖu kuḋehey: Maẖad utihin fuleya? Sidee beydnan iman uleheyn? 41Waẖa gashey a̱bsi weyn, waẖay iskulahadlen: Wayo kan hade, dabesha iyo bada oymaghlan?

目前選定:

Marko 4: SOM

醒目顯示

分享

複製

None

想在你所有裝置上儲存你的醒目顯示?註冊帳戶或登入