1
Matayos 4:4
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Ciise ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Wey qoran tahay, ‘Binu aadanku waa in uusan kibis kaliya ku noolaanin, laakiin erey walboo Illaahey afkiisa kasoo baxa.’ ”
Ṣe Àfiwé
Ṣàwárí Matayos 4:4
2
Matayos 4:10
Ciise ayaa ugu jawaabay oo ku yiri, “Iga fogow, Shaydaan yahow! Waayo wey qoran tahay, ‘Waa inaad caabudid Rabbiga Illaahaaga ah oo aadna kaligiis u adeegtid.’ ”
Ṣàwárí Matayos 4:10
3
Matayos 4:7
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Sidoo kale wey qorantahay, ‘Ha jarribin Rabbiga Illaahaaga ah.’ ”
Ṣàwárí Matayos 4:7
4
Matayos 4:1-2
Ruuxa Quduuska ah ayaa Ciise u hogaamiyay cidlada si ibliisku u jarribo. Kadib markii uu soomanaa afartan maalmood iyo afartan habeen ayuu aad u gaajooday.
Ṣàwárí Matayos 4:1-2
5
Matayos 4:19-20
Ciise ayaa ku yiri, “Kaalaya oo isoo raaca, waxaan idin ka dhigi doonaa kuwa dadka jillaabta.” Isla markiiba intey shabaagyadoodi ka tageen ayey Ciise raaceen.
Ṣàwárí Matayos 4:19-20
6
Matayos 4:17
Haddaba Ciise wuxuu bilaabay inuu wacdiyo, isaga oo leh, “Toobadkeena, waayo boqortooyada jannada wey soo dhawaatay.”
Ṣàwárí Matayos 4:17
Ilé
Bíbélì
Àwon ètò
Àwon Fídíò