Luukos 6:29-30
Luukos 6:29-30 EI
Haddii qof kaa dharbaaxo dhabanka, dhinaca kalana u jeedi si uu u dharbaaxo. Haddii qof kaa qaato jaakadaada shaatigaagana ugu dar. Qof walboo wax ku weydiista sii, haddii qof waxaad leedahay kaa qaato ha weydiisanin in laguu soo celiyo.