Luukos 5:5-6
Luukos 5:5-6 EI
Simoon ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Sayidow, xaley oo dhan ayaan shaqeyneynay waxna maanan qaban. Laakiin haddaad saas dhahday shabaagyada biyaha ayaan ku tuurayaa.” Markey saas sameeyeen ayey kalluun badan qabteen oo xitaa shabaagyadoodu dilaaci gaareen.