1
Matayos 16:24
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Kadib ayuu Ciise xertiisi ku yiri, “Mid walboo xerteyda noqon raba waa inuu is nacaa oo iskutallaabtiisa soo qaataa oona isoo raacaa.
Mampitaha
Mikaroka Matayos 16:24
2
Matayos 16:18
Waxaanna kugu leeyahay waxaa tahay Butros oo macnahiisu yahay dhagax, oo dhagaxan ayaan ka dul dhisan doonaa kaniisadayda, albaabada naartana kaama hor imaan doonaan.
Mikaroka Matayos 16:18
3
Matayos 16:19
Waxaan ku siin doonaa furayaasha albaabada boqortooyada jannada, wax walboo aad dhulka ka diidaan jannadana waa laga diidi doonaa, wax walboo aad dhulka ka ogolaataanna jannada waa laga ogolaan doonaa.”
Mikaroka Matayos 16:19
4
Matayos 16:25
Waayo qofkii raba inuu naftiisa badbaadiyo wuu lumin doonaa, laakiin qofkii naftiisa u lumiya aniga dartey wuu heli doonaa.
Mikaroka Matayos 16:25
5
Matayos 16:26
Qof maxey u tari doontaa hadduu aduunka oo dhan helo, laakiin uu nafsadiisa lumiyo? Ama muxuu qof ku bedelan karaa nafsadiisa?
Mikaroka Matayos 16:26
6
Matayos 16:15-16
Markaas ayuu Ciise xertii weydiiyay, “Laakiin idinku yaad igu sheegtaan?” Simoon Butros ayaa ugu jawaabay oo yiri, “Waxaad tahay Masiixa, Wiilka Illaaha nool.”
Mikaroka Matayos 16:15-16
7
Matayos 16:17
Markaas ayuu Ciise Butros ku yiri, “Waad barakeysan tahay Simoon ina Yoonisow, waayo arintan binu aadan kuuma muujinin, laakiin waxaa kuu muujiyay Aabahayga jannada ku jira.
Mikaroka Matayos 16:17
Fidirana
Baiboly
Planina
Horonan-tsary