1
LUUKOS 23:34
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Markaasaa Ciise wuxuu yidhi, Aabbow, iyaga cafi, waayo, garan maayaan waxay samaynayaan. Markaasay dharkiisii qaybsadeen, wayna saami riteen.
비교
LUUKOS 23:34 살펴보기
2
LUUKOS 23:43
Wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maanta Firdooska ayaad igula jiri doontaa.
LUUKOS 23:43 살펴보기
3
LUUKOS 23:42
Markaasuu ku yidhi, Ciisow, i xusuuso goortaad boqortooyadaada ku timaado.
LUUKOS 23:42 살펴보기
4
LUUKOS 23:46
Markaasaa Ciise cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Aabbow, gacmahaaga ayaan ruuxayga u dhiibayaa. Goortuu waxaas yidhi, ayuu ruuxii bixiyey.
LUUKOS 23:46 살펴보기
5
LUUKOS 23:33
Markay yimaadeen meeshii la yidhaahda dhakada, halkaasay iskutallaabo ku qodbeen isaga iyo xumaanfalayaashii, mid midigta, kan kalena bidixda.
LUUKOS 23:33 살펴보기
6
LUUKOS 23:44-45
Haddaba waxay ahayd abbaaraha saacaddii lixaad, dhulka oo dhammuna gudcur buu noqday ilaa saacaddii sagaalaad. Qorraxdu way madoobaatay, daahii macbudkuna dhexda ayuu ka kala dillaacay.
LUUKOS 23:44-45 살펴보기
7
LUUKOS 23:47
Boqol-u-taliyihii goortuu arkay wixii dhacay, ayuu Ilaah ammaanay oo yidhi, Hubaal ninkanu xaq buu ahaa.
LUUKOS 23:47 살펴보기
홈
성경
묵상
동영상