Logo YouVersion
Icona Cerca

BILOWGII 39:11-12

BILOWGII 39:11-12 SOM08

Oo waxay noqotay haddaa oo kale, inuu gurigii galay inuu shuqulkiisii qabsado, nimankii gurigana midna gudaha ma joogin. Kolkaasay qabsatay dharkiisii, oo waxay ku tidhi, Ila jiifso. Isaguse dharkiisii gacanteeduu kaga tegey, wuuna cararay oo baxay.

Video per BILOWGII 39:11-12

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BILOWGII 39:11-12