Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 5:2

BAXNIINTII 5:2 SOM08

Markaasaa Fircoon wuxuu yidhi, Waa ayo Rabbiga ay waajibka igu tahay inaan codkiisa maqlo oo aan reer binu Israa'iil sii daayo? Anigu garan maayo Rabbiga, oo weliba sii dayn maayo reer binu Israa'iil inay tagaan.

Video per BAXNIINTII 5:2