Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 5:1

BAXNIINTII 5:1 SOM08

Oo dabadeedna Muuse iyo Haaruun waxay u tageen Fircoon, oo waxay ku yidhaahdeen, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sii daa dadkaygu ha tageene, inay cidlada iigu ciidaan.

Video per BAXNIINTII 5:1