Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 40:34-35

BAXNIINTII 40:34-35 SOM08

Markaasaa daruurtii teendhadii shirka qarisay, ammaantii Rabbiguna taambuuggay ka buuxsantay. Oo Muusena inuu teendhadii shirka galo wuu kari waayay, maxaa yeelay, daruurtii baa dul joogtay, oo ammaantii Rabbiguna taambuuggay ka buuxday.

Video per BAXNIINTII 40:34-35