Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 4:11-12

BAXNIINTII 4:11-12 SOM08

Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Kan dadka afkiisa sameeyey waa ayo? Yaase dadka carrab tira, ama dhego tira, ama wax tusa, ama indho tira? Sow anigan Rabbiga ah ma aha? Haddaba sidaas daraaddeed tag, oo anigaa afkaaga la jiri doona oo ku bari doona wixii aad ku hadli lahayd.

Video per BAXNIINTII 4:11-12