Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 34:6-7

BAXNIINTII 34:6-7 SOM08

Kolkaasaa Rabbigu hortiisa maray oo naadiyey isagoo leh, Waxaan ahay Rabbiga, Rabbiga, oo ah Ilaah raxmad iyo roonaan badan, oo cadho u gaabiya, oo naxariis iyo run badan, oo kumankun u naxariista, oo xumaanta iyo xadgudubka iyo dembiga dhaafa, laakiin aan sinaba u caddayn in kan dembiga galay aanu eed lahayn; oo xumaantii awowayaasha soo gaadhsiiya carruurtooda iyo carruurta carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraadba.

Video per BAXNIINTII 34:6-7

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 34:6-7