Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 33:16-17

BAXNIINTII 33:16-17 SOM08

Waayo, sidee baa lagu garanayaa inaad raalli naga tahay, aniga iyo dadkaagaba? Miyaanay ahayn inaad nala socoto si aannu aniga iyo dadkaaguba uga duwanaanno dadka dhulka jooga oo dhan? Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Weliba waxan aad ku hadashay waan kuu samayn doonaa; waayo, raalli baan kaa ahay, oo magacaagana waan kugu aqaan.

Video per BAXNIINTII 33:16-17

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 33:16-17