Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 32:7-8

BAXNIINTII 32:7-8 SOM08

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Kac oo hoos u deg, waayo, dadkaagii aad dalkii Masar ka soo bixisay, way iskharribeen, oo haddiiba way ka leexdeen jidkii aan ku amray, oo waxay samaysteen weyl dahab la shubay ah, wayna caabudeen, oo allabarina way u bixiyeen, oo waxayna yidhaahdeen, Reer binu Israa'iilow, kanu waa ilaahiinnii dalka Masar idinka soo waday.

Video per BAXNIINTII 32:7-8

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 32:7-8