Logo YouVersion
Icona Cerca

BAXNIINTII 32:1

BAXNIINTII 32:1 SOM08

Oo markii dadkii arkay in Muuse raagay oo uusan buurtii ka soo degin, ayaa dadkii iyagoo urursan Haaruun u yimaadeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Kac, oo inoo samee ilaahyo ina hor socda; waayo, Muusahan oo ah ninkii inaga soo bixiyey dalkii Masar, garan mayno wax ku dhacay.

Video per BAXNIINTII 32:1

Piani di Lettura e Devozionali gratuiti relativi a BAXNIINTII 32:1